Madaxweyne Xasan oo Ganacsato kala arrinsaday Iskaashiga Dhaqaale ee Heer Gobol (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa kala arrinsaday iskaashiyada ganacsi ee heer gobol iyo kobcinta maalgashiga dalka. Madaxweynaha ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay xoojiyaan doorkooda ku aaddan xoojinta maalgashiga dalka iyo wax soosaarka, isagoo ku bogaadiyey dhabar adaygga ay ku wajaheen duruufihii dhaqaale ee … Continue reading Madaxweyne Xasan oo Ganacsato kala arrinsaday Iskaashiga Dhaqaale ee Heer Gobol (Sawirro)